Dowlada Federaalka Soomaaliya oo goordhaw soo saartay Digniin cusub (Akhriso)

Wasaarada Gargaarka Xukuumada federaaklka Soomaaliya ayaa soo saartay digniin ku aadan in ay dhici karaan fatahaadyo hor leh ay sameeyaan Wabiyada Jubba iyo Shabeelle , xili wali taagan tahay saameynta fatahaaduadii hore. Digniinta ay soo saartay Wasaarada ayey ku sheegtay in macquul tahay in maanta iyo beri ay da’aan roobab xoogan ay sababaan in fatahaadyo … Continue reading Dowlada Federaalka Soomaaliya oo goordhaw soo saartay Digniin cusub (Akhriso)